Isbitaalo cusub oo Muqdisho looga diyaarinayo bukaanada laga helo Coronavirus

Wasaarada Caafimaadka ee dowlada Soomaaliya ayaa ku howlan isbitaallo cusub oo magaalada Muqdisho loo diyaarinayo inay qaabilaan bukaannada uu soo rito cudurka Coronavirus ee tiradooda sii kordheyso. Qeyb ka mida Isbitaalka Banaadir ayaa lagu wadaa qalabeyn iyo diyaarin, taasoo qaadi doonta ilaa 200 sariirood oo loogu talogalay bukaannada uu soo rito Covid-19 sida ay sheegtay … Continue reading Isbitaalo cusub oo Muqdisho looga diyaarinayo bukaanada laga helo Coronavirus